Aroos dhaqameedyo irkig iyo af kala qaad ah oo adduunka ka jira. Keebaa adiga kaa yaabiyay? BULQAAS MEDIA 2,42 тыс. подписчиков Скачать
in xijaabku uu yahay waxaan iyada gorgortan lagala geli karin waxay aheyd shuruudii ay ku xirtay! Скачать
Albaabkii Naarta, Webiyada aan is daaqilin, saxaraha biyugu dhex jiifaan iyo buuraha midabeeysan. Скачать
Naf waxa aad kala quusaneysaan markii aad ogaatid in buundadu, harada ay dul marto ay kuu jirto ... Скачать
kuwani waa afar qof oo lacag waalli ah ka sameeyey aaladda TikTok iyaga oo aan wax dhib ah u marin Скачать
Bafee daanyeero ma u sameeyn laheyd? Gabarey surkase silig ma isaga duubi lahayd si qoordheer lagu.. Скачать
Norway oo adduunka uga yaabsatay wado laami wireless charger ah oo baabuurku shidaal ba u baahaneyn Скачать
Dalka keli ah ee aan kaneeco lahayn, kaneecada keliya maahee waa waddanka aan wax mas ahi ku noolayn Скачать
Waa jebiso uu dhererkeedu le’eg yahay 16 feet iyo gabar yar oo 7 jir ah oo nolosha ku saaxiibay. Скачать
Waa waddan aan wax biyo ah lahayn hadda waa biyaha la cabbo oo looga soo daldalo dalalka deriska ah Скачать
Hooyadan iyo gabadheeda waxa looga baqo qabaa in lagu qasbayo inay muuqaallo TikTok ah soo dhigaan. Скачать
Waa waddan bilaa fiiso ah oo aad xiligaa doonto si free ah isaga geli karto sidaasoo ay tahayna.. Скачать
Dhaqamo guur oo la yaab leh, halkan caruuska cagahaa laga tumaa, dalkan suuli looma ogola lamaanaha. Скачать
XABSIGA QALANJOOYINKA DADKA SOO LAAYAY, XABSIGAN RAGGA WAA LAGA ILAALIYAA ILLEYN QURUXDA............ Скачать
Naftaada khatar ma u galin lahayd in aad boostaale noqoto adiga oo ka boodaya doonni soconeysa? Скачать
Soomaalida inta badan magaca faras halkaa uma dhaafsiin karaan inyar mooyee, adigu ma ku jirtaa? Скачать
Miyaa la dilay gabdhahan mise awoodo qarsoon baa la tagey oo gorofkooda bannaanka u soo tuuray? Скачать
Safarrada qarsoodiga ah ee uu galo Maxamed Bin Salmaan. Xaggee ku raaxaystaa yuuse la raaxaystaa? Скачать
Weli maku safartay biriijka ugu jooga dheer adduunka? Waa mar kale iyo China oo adduunka ka yaabiyay Скачать
Waa boqoradd ugu sarraysa dal iska dhan oo aan hadalkeeda hadal kale la dul saarin. Waa dalkee? Скачать
Mall-ka ugu weyn caalamka. Waa farshaxankii iyo naqshadii marxuumaddii geeriyootey ee Zaha Xadiid. Скачать
Intiina badan magaca Garanuug halkaa uma dhaafsiin kartaan, adigu ma taqaan magacyada Garanuugta? Скачать
Waa nin Imaraati muslim ah oo xad gudbay. Waxa uu mehersaday 17 haween ah. Waxa uu dhalay 90 ubad ah Скачать
Soomaalida inta badan magaca Biciid halkaa uma dhaafsiin karaan. Ma taqaan adigu noocyada Biciidka? Скачать
Jaranjarada baabuurta ee cirka ku shareeran. Waa mid kamid ah jidadka ugu halista badan caalamka. Скачать
Maxay ahaayeen shantaan caasimadood ee cusub ee dalalka dhisanayaan oo beddeli doona caasimadahan? Скачать
Xabaalo cusub ayaa lagu arkay lamana garanayo cidda lagu aasay, dhulkii aan ka soo noqoshada lahayn! Скачать
Waa waddan mar aan fogeyn biyaha baddu ka sare mari doonaan oo degi doona sida la oddorosayo. Скачать
Maxaan kuu bogey misna kaa baqay! Gabadhii ugu quruxda badnayd ee loogu daw galay necaybka ragga! Скачать
Maxay aboorku nafta uga jaraan boqoradooda, mase garaneeysaa soomaali ahaan waxa uu kala yahay? Скачать
Maxaad ka taqaanaa magaaladii China ay ku khasaartay. Waa magaalo dhisan oo hadana haawaneeysa.YAAB! Скачать
Markab bad baa lagu ogaaye weligaa markab berriga yaal qol ma ka kiraysatay si aad u seexato? Скачать
Naag markaad dhalaneysay 37 jir ahayd, maanta ma guursan laheyd adoo 24 jir ah? Waa jacayl waashay. Скачать
Waa gabar tan iyo lix jirkeedii iska jeclayd in ay indhoole ama camoole noqoto.Kadib maxaa dhacay? Скачать
Ma degi laheyd gurigan aan asturneyn? Waa guri aan waxba dhaamin inaad dariiq dhex taagan tahay. Скачать
Wali baaskiil kaligii is wada ma fuushay ilmahaaga se maku aamini laheyd inuu xanaanada kaaga keeno? Скачать
Jasiiradda aan habeenkii lagu hoyan. Waa qasab inaad ka caroowdid inta uusan gabalka kuugu dhicin. Скачать
Wadadan sakiinta la moodo ee yaabka leh, naftaada maku biimeyn laheyd oo safar maku geli laheyd? Скачать
Hal shirkad 84 sano oo xiriir ah ma u shaqeeyn kartaa? meeshaad ku qoysatay maku qalajisan laheyd? Скачать
Ma aha dhisme deegaan iyo dabaqyo is kor saaran mana aha abeesooyin ee waa waddo laami yaab leh. Скачать
Maxaad ka taqaanaa haweenayda adduunku u aayay ee dhismayaasha ay nashqadeysay caalamka ka yaabiyay? Скачать
Maxbuus dil ku xukuman ma guursan laheyd? “Ruux gacan ku dhiigle ah yaa guri kula xeroon kara! Скачать
Boqolaal qof mudo sadex daqiiqo ah sawiro ma kula gali kartaa? Waxaa sameeyay atoore caan ah. Скачать
Weli ma raacday diyaaddan leh maqaxida, qolalka jiifka, fadhiga, qolka Masaajka iyo shower-ka ah Скачать
Ma kula tahay in ay jirto beer lagu hayo dad gaagaaban si loo daawado iyadoo lacag lagu bixinayo? Скачать
GABADH DHOWR SANO QUDRAD KALIYA CUNEEYSAY OO GEERIYOOTAY KU DARSOO MUDO 6 SANO AH WAX BIYO MA CABIN. Скачать
CAJIIB! WALI MA ARAGTAY GAARI NOQONAYA DIYAARAD HELICOPTER AH MARNA NOQONAYA DRONETA WAX LAGU SAWIRO Скачать
Tuuladan cilinka ah ee dadka iyo guryaheeduba gaagaaban yihiin waxay jirtaa dhawr kun oo sannadood. Скачать
Waa maxay sababta Afrika loo faquuqayo ee loogu dhisi waayey biriij isku xira Morocco iyo Spain Скачать
Farxaddii arooska oo kala tag iyo murugo isu beddeshey muddo 2 saacadood gudahood ah. Qiso xanuun ah Скачать
Waxaan qof bini'aadan ah uusan waligii ku fakarin ayuu sameeyay waxaana uu khatar galiyay naftiisa Скачать
Beesha aan da’du karin, waa beel dhan aan dadkeedu gaboobin 100 jirkooda ayaa 50 jir loogu dhaartaa. Скачать
Jaranjarta cirka lagu tago ee aan meelna haysan bal mucjisadan eega. Dalxiis mise is daldalid? Скачать
Waa nin layaab leh toddobadiisa xaas ayuu hal guri qura kula nool yahay laakiin siduu ugu qanciyey? Скачать
15 sano ayay jasiiradan ku xanibnaayeen aakhirkiina iyaga iska daaye maca jasiirada ayaa la waayay. Скачать
Dubai adduunka miyay dhaaftay? Wax ka ogow Madxafka lagu kaydinayo waxa soo socda mustaqbalka. Скачать
Haweeney maryo nin loo ekaysiiyey xaas u ahayd mudo oo hadda furniin ka dalbaneysa! Bal yaa furaya? Скачать
Wiilkii gabadha ay is caashaqsan yihiin lacagta dhulka u gogley si ay ugu socoto sida rooggii casaa Скачать
WADADA UGU KHATARTA BADAN ADDUUNKA EE MOOTO LAGU KAXEEWYO, HALKAN HA ISKU QOORAANSAN HAADAANTA. Скачать
Faraca hooyadaa ayaa Afrikaan ah ayaa loogu diiday xilkii dhaxal sugaha amiirnimo ee uu xaqa u lahaa Скачать
ilmo galeenka dumarka oo sidii aqalkii la kireeysanayo. Arin layaab leh oo ka taagan dal Yurub ah. Скачать
Waa gobol iska dhan oo laga taajiray suuq geynta jiirka ama dooliga oo malaayiin dollar laga sameyay Скачать
JASIIRADAN WAA KA MAMNUUC IN DAD AY KU DHASHAAN DADNA AY KU DHINTAAN, MALEH WAX MAALIN LA YIRAAHDO Скачать
GABADHA UGU FOOSHA XUN ADDUUNKA, HADDE KU DARSOO WAA GABADH ADAG OO CAAY IYO YASMO LAGU KARI WAA. Скачать
Jidka geerida ee loo maro soo saarista macdanta ku jirta badda hoosteeda, Waa shaqo halis ah. Скачать
WALI MA MAQASHAY JASIIRTADA SIRTA AMA JASIIRADA UGU QARSOON ADDUUNKA EE QURUXDEEDA LAGU ASHQARAARAYO Скачать
GABADHU WAA INAY GEED GUURSATAA, MEEL KALENA WAA IN CARUUSADU OYSAA MUDO BIL AH KA HOR AQAL GALKEEDA Скачать
SAAXIIB KIRO AH, WAA MAGAALO YAAB LEH OO AADAN CIDLO KU DAREEMAYN XITAA HADII AAD QARIIB KU TAHAY. Скачать
DALKAN XAYAWAAN LAGUMA DILO, XOOLANA IN LAGU QALO WAA MAMNUUC, WAA WADANKA UGU AMNI BADAN ADDUUNKA Скачать
Waxaa uu go’aansaday in uu xaaskiisa nolosha ku aaso.God dheer ayuu u qoday.Kadib maxaa dhacay? Скачать
QOFKA HALKAN DEGGAN WAXBA UGAMA DUWANA QOF XARAMKII GALAY WAA SIDA AY IYAGU LA TAHAY.JANO IYO CHINA Скачать
AROOSKII IYO AROOSADII ISBAARADA U DHIGTAY MARTIDOODA! SIDEE KU DHACDAY, XAGEEYSE KA DHACDAY? Скачать
MAGAALADII UURKA WADA YEELATAY, MUCJISADA QISADAN AYAA AH IN 13 ILAA 80 JIR AY U DHEXEEYEEN DA'AHAAN Скачать