#dhaantocusub #dhaanto #dhaanto2021
Maah maah baa ahayd amin hore layidhi naag umulisa Ah iyo oday reer uwayn say wax u ogyihiin Uma sheegaan iyaba
Sida adhi jirtii waxay aragta tidhi orgibaa uwayn aynigeed yaan lanoqon arartiyo ujeedkana kala ogow
Africa da madow aarmi laga sinyoo oodba oodii xigtaa loo adeegsadoo afarteeda dhinac olalbaa kashidan
Koore
Arligaa qurbahaa aaya nolaliyo ila dhaqaaliyo amni sugan lahoo anbabaxay hadoo inaan aadan rabaa
Aqal halaq kujiro naftu ma ogaloo ma ag seexatee anfariir baqaha naftu orad unbay kugu aamintaa
Arladaad sheegaysaan colaad iyo abaar ahliyaa kadhacay anagoo aradanbaan ardaa seexanaa ee miyaydaan ogayn
Idab iyo asluub tanba say ahayd eega laga tagyoo aqli ruuxii lahaa amakaag baa diloo la isu wada ekaa
2koore
Abris iyo abees olal iyo dab shidan arligaan lahayn afartaas oo kajira ka usoo ooyayow aqli gaabnidaa
Abwaan: Holac
Join this channel to get access to perks:
[ Ссылка ]
Subscribe ii saar walaal- halkaan dhag ka sii:
[ Ссылка ]
Daawo:
[ Ссылка ]
Daawo:
[ Ссылка ]
Like iyo Follow ii saar facebook:
[ Ссылка ]
Like ii saar Instagram:
[ Ссылка ]
Ali dhaanto subscribe u saar:
[ Ссылка ]
Hirey Inc and Vlogs
Video cusub af soomaali
Somali language video
Af soomaali
For all inquiries email soomaaltube@gmail.com
Ещё видео!