Waar Goormaa Sidan Loo Xumaaday Oo Dadnimadii Iyo Dhaqankiiba Dhibteen Miyaan Xishood Jirin.
Safiya Tusma Iyo Cabdi Ciise Cajuun Arinkooda Wax Badanbaa iiga Muuqda Balse Ceebta Jirtaa Waxay Tahay Arimaha Noocan Oo Kale Ah Maxaa Banaanka Keenay Asturnaanta Ayeyba Liid Ku Ahaayeene Oo Lagaga Xishoon Jiraye.
Waraysigii Hore Looga Qaaday Safiya Tusmo Iyo Waraysiga Uu Hadaz Isku Difaacayo Cabdi Ciise Cajuun Hadaad Labadaba Daawato Waxaad Ka Fahmaysaa In Ciyaar Gunimo Ah La Wada Ciyaarayo
Weli Intaad Noolayd Ma Aragtay Ama Ma Maqashay Laba Qof Oo Jacayl Wadaag Lahaa Balse Guurkii Intay Isku Afgaran Waayeen Xidhiidhkoodii Kala Go'ay Hadana Intay Is Colaadsadeen Xintan Hoose Ciyaaraya.
Ilaahay Ceebaheena Ha Asturee Arinkaa Hoos Haloo Dhigo Intaan Wax Weyni Banaanka Usoo Bixin Anigu Waxaan Kheyr Ku Jirinbaan Arkaaye.
Dumarku Sharaf Iyo Karaamo Ayey Inaga Mudan Yihiin Inaynu Ilaalino Sharaftooda Waa Waajib Rag Ahaan Ina Saaran Dumarkuna Guryaha Hanoogu Asturnaadaan
Ilaahay SWT Isaga Qadarkiisa Ayey Waxkastaa Ku Dhacaane Ilaahay Ayeynu Ka Baryeynaa Inuu Ceebaheena Asturo.
Ещё видео!