Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Mareykanka oo ka hadlay xiisada Somalia iyo Itoobiya, Dad ku dhintay dagaal beeleedyo ka dhacay Mudug, Turkiga oo ballaarinaya ciidamadiisa badda, Israel oo duqeyn cusub ka fulisay Gaza iyo Daanta Galbeed, Afrika oo xubin joogto ah ka rajeyneysa Golaha Ammaanka, iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:11 Mareykanka oo ka hadlay xiisada Somalia iyo Itoobiya
09:19 Israel oo duqeyn cusub ka fulisay Gaza iyo D/Galbeed
12:31: Malaysia: 400 oo caruur oo lasoo bad-baadiyey
14:43 Afrika iyo xubin joogto ah Golaha Ammaanka
21:34 Turkiga oo ballaarinaya ciidamadiisa badda
25:36 Australia oo la dagaalameysa wararka beenta ah
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali [ Ссылка ]
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: [ Ссылка ]
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Facebook: [ Ссылка ]
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Twitter: [ Ссылка ]
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Ещё видео!