Dusgiyada waxbarashada Soomaaliya ayaa dib loo furay fasaxii kadib iyo waliba xiritaankii loo xiray cudurka COVID-19. Dugsiyada qaarkood ayaa qaaday talaabooyin ay uga hortagayaan COVID-19, oo ay ku jirto qalabka lagu farxasho si loo ilaaliyo nadaafadda. Cabdicasiis Barrow, weriyaha VOA ee Muqdisho ayaa soo jeedinaya warbixintan.
Ещё видео!