Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Mucaaradka Syria oo galay magaalada Xama, Amnesty oo Israel oo ku eedeysay xasuuq, Qiimaha Bitcoin oo gaaray 100,000 dollar, Spain oo sharciyo siineysa muhaajiriinta iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
00:57 Yoon Suk Yeol oo weli xukunka ku dhegan
02:45 Amnesty oo Israel oo ku eedeysay xasuuq
04:46 Mucaaradka Suuriya oo galay Xama
11:27 Qiimaha Bitcoin oo gaaray 100,000 dollar
15:06 Spain oo sharciyo siineysa muhaajiriinta
19:28 Maktabadda Mareykanka ee dalka Kenya
22:48 Beeraleyda Kenya iyo garaadka macmalka
27:19 Xaaska Imran Khan oo musuq loo haysto
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali [ Ссылка ]
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: [ Ссылка ]
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Facebook: [ Ссылка ]
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Twitter: [ Ссылка ]
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Ещё видео!