Waxaan ka hadli donaa basasha qiimaha ay u leedahau caafimaad
Sida ogsoonahay
Basasha waxay ka mid tahay wx yaabaha si dabiicaga loogu daaweeyo .xanuunada bini aadamka ku dhaca .
Waxayna ka mid tahay qudrasa sida joogtada u isticmaalno .
Sido kale waxay ku fiicantahy xanuuni si cajiib ah u daaweyso .
Kuwaasoo an kaso qaadi dono shan ka mid ah xanuunka ay daawada u tahay basasha .
1.BASASHA waxa lagu daaweeyaa dhaga xanuunka .
Ayadoo la raacayoo qaabkaan .
Hadi dhagaha ku xanuunayaan dhag ama labada dhagoodba .
Waxaad soo qaadeysaa jeex yar oo basal ah oo diirka ka fiiqan .
waxad si toos ah u galineysaa dhagta qeybta hore ee duleel ka .
Waxaad ku haayn dontaa mudo 10 daqiiqo ah .
Waxaadna sameysaa arintaa basasha ah mudo 3 cisho ah ku cel celin insha allah . Waxad ka caafimaadeysaa dhaga xanuunka .
Si cajiib ah wad u bogsan donta .
2.Qaniinyada shinida .
Waxay keentaa labo arimood oo kala ah .
Kow . Meesha ay qaniintay inau bararto .
Labo .
Koobta ay qaniintau inay ku sameyso xumad badan .
Hadaba hadi ay ku qaniinto shinida oo aad heli karto basal .
Waxad sameyneysa basasha ina diirka ka fiiqdo .
Kadib waxad saartaa meesha ay shinida kaa qaniintay .
Waa hubaal hadi aad sameyso inuu ka joogsan dono bararka iyo xumada aadka u badan .
3.basasha waxaa lagu daaweeyaaa kubashada jirka ama dabka qofka ku gubtay .
Ama meesha uu dabka taabtay .
Hadiba ay dhacday . Inu dabka qof haleelay .
Wa ina la saaraa cad yar oo basal ah . Mesha gubatay .
Waxayna la qeyb qaadan dontaa meshas inau si fcn u bogsato wali si dag dag ah .
Sido kale waxay ka hortageysaa nabarka jirka gaardhay inu sii faafin .
Waxayna kaa baabi.ineysaa xanuunka dabka .
4.xumada jirka ama xaraarada jirka markuu kaco .
Waxa jirka lagaga baa.bi iyaa basasha .
Soo qaado cad yar ama jab basal ah . Oo diirka ka fiiqan .
Adigoo raacaayo qaabkaan .
Soo qaado mar kale 2 jeex oo basal ah .
Kadib waxaa galineysaa inta u dhaxeeyso cagtaada iyo kabtaada iyado is kaalso la galineeyso .
Kadib waxay kugu jireysaa mudo ku dhawaad saacad ah .
Waxad arki dontaa jirdhkaada siduu isku badalo .
Sidu uga baxo kuleelki iyo waliba xaraaradii darneed ee jirka soo galay .
5.ka saarida jirka sunta soo gashay .
Basasha waxay ka mid tahay
Wax yaabaha jirka ka saaro sunta .
Sidaas darteen wa ina isticmaashaa basasha . Ama aad ku darsataa cunto kasto aad cuneeyso basasha .
Waana muhiim . Waayo wax ka bogsanaayo sumoowga jirka soo galo .
Halkan aya kuso koobayaa cashirkeena .
Aada ayaa u mahad san tihiin daawashadiina .
Wblhi towfiiq .
Is aragti dambo xiiso leh .
Wsc .
Ещё видео!