Qof walba oo bani'aadam ah wuu u baahan yahay qof u dhow, oo ay ka wada sheekeystaan marxaladaha nolosha. Qofka haduu leeyahay saaxiib wannaagsan waxa uu helayaa tallo wannaagsan, haddii uu saaxiib xun leeyahayna kama faa'iideeyo waxaan xumaan aheyn. Haddaba
sidee lagu xullan karaa saaxiibka wannaagsan.
Ещё видео!