Videogan waxaad ku baran doontaa 8 caado oo yaryar saameyn wayna leh, noloshaadana badali kara hadii aad si fiican u raacdo. Khasab maaha inaad 8 qodoba wada samayso, waxa aad ka dooran kartaa kuwii aad adigu dareemaysid inay ku anfacayaan.
Hadii videogu uu ku qanciyo video yo noocan oo kalena aad doonaysid nagu soo birr Like, comment iyo subscribe na hangala ilaawin. Mahadsanid.
Halkan ku dhufo si aad u daawatid videoga ku saabsan faaidada ay leedahay kicitaanka wakhtiga hore ee subaxdii: [ Ссылка ]
Follow us on Facebook: [ Ссылка ]
#dhiirigalin #dhiirigalintanolosha #dhiirigelin #dhiirigalintanafta
Ещё видео!