Adhicadeeye: Waxaa Xadhiga laga jaray Dhismaha Aargadda Jamaahiirta Degmadda Adhicadeeye Waxaana Maal geliyay Shirkadda Qoormadoobe --------------------------------------------
Wasiirka wasaarada Caafimaadka SSC khaatumo DR Yusuf Sancad, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr Aadan Abdullahi Taliyaha Ciidanka Police SSC khaatumo Maayir ku xigeenka caasimada Iyo Xoghayaha Caasimada iyo Masuuliyiin kale Oo ka socday Dowladda Faderaalka Somalia iyo Ssc khaatumo odayaasha deegaanka ayaa ka qayb galay Munaasabadda xadhig ka jarka Aargadda Jamaahirta Adhicadeeye,
Masuuliyiintiii kasoo qayb galay manaasabada xadhig ka jarka aaraga ayaa siwayn ugu mahadceliyay shirkadda Qoormadoobe iyo Gudoomaha shirkadaasi Xasan Maxamed Siciid “Xasan mataan”
Ещё видео!