Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa Sabtidi sheegay in ay socdaan howlgallo lagu soo qabanayo maleeshiyo hubeysan oo Jimcihi meel u dhaw deegaanka Ceel-baraf ku dilay illaa lix askari oo ka tirsanaa ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa aad uga argagaxay dil la sheegay in haweeneey uu ninki qabay u geystay Sabtidi shalay gudaha magaalada Muqdisho.
Ещё видео!