Guddoomiyaasha Golaha Shacabka,Aqalka sare iyo Raiisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay dib u eegista Dastuurka,waxaa sidoo kale goob joog ahaa Wasiirka Dastuurka iyo guddiyada arrimaha Dastuurka ee labada Aqal,waxaan warbaahinta Qaranka uga warbixiyay Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi
Ещё видео!