10KA HAB EE AAD SI DHAKHSO MIISAANKAADA HOOS UGU DHIGI KARTO
QAADO QURAAC CULUS
Cunist quraac badan oo nafaqo leh ayaa ka hortag u ah in aad miisaan hor leh uu ku fuulo maadaama qaadashada cuntada subaxa hore uusan jirku keydsan,
HA CABIN CABITAANADA SUNKORTA LEH IYO CASIIRADABA.
Iska ilaali cabitaanka sonkorta leh iyo casiir khudradda ah waxay qayb ka noqon karaan in ay kor u qaadaan miisaanka jirkaada.
BIYO CAB CUNTADA KA HOR NUS SAAC.
cilmi baaris cusub ayaa muujisay in biyo badan oo la cabbo saacad ka hor inta aan cuntada la cunin ay hoos u dhigi karaan miisaanka jirkaada illaa 44% muddo 3 bilood ah.
CUN CUNTADA DAHAARKA CULUS LEH.
Joogtee cunista cuntada dahaarka culus leh waxay kaa caawin doontaa in aad hoos u dhigto miisaankaada.
CAB KOFEYGA AMA QAXWAHA.
Cabista hal koob oo kofey ah ama qaxwaha subaxda hore ayaa saameyn ku yeelan karta in uu hoos u dhaco miisaankaada,
CUN CUNTOOYINKA AAN LA WARSHADEEN
Cuntooyinka dabiiciga ah ee aan warshadaha soo marin ayaa iyaguna u wanaagsan caafimaadka jirka miisaankana hoos u dhiga.
CUNTADA SI TARTIIB AH U QAADO
Waxaa mar walba caafimaadkaada u fiican in aad cuntada si tartiib aad u qaadato oo aadn boobsiin si miisaankaadu uu yaraado.
MAALIN WALBA IS CABIR
cilmi baaris cusub ayaa muujisey in qofka mar walba la socda miisaankiisa, uu ka riditaan ogyahay qofka aan miisaankiisa la soconin.
HURDO FIICAN SEEXO
Dadka qayb ayaa aamisan in hadii ay dhafraan uu miisaankoodu hoos u dhac ku imaanayo balse aragtidaasi culumida caafimaadka kulama aysan talin dadka doonaya in ay miisaanka iska yareeyaan,
XILIGA DANBE WAX HA CUNIN HABEENKII.
Waxaa kuu fiican in aad ku cashayso cunto fudud halkii aad kaga cashayn lahayd cunto culus, maadaama qaadashada cuntada culus habeenkii ay miisaanka kordhiso.
Samee jimicsi joogto ah maalin walba ugu yaraan mudo 45 daqiiqo, tan ayaa ah mida ugu muhiimsan ee miisaankaada aad ku dhimi karto.
U #SHARE gareeya asxaabtiina mahadsanidiin
Dr Amen
Facebook: [ Ссылка ]
Ещё видео!