WARARKA CAALAMKA:-Maxkamadda Dastuuriga ee kuuriyda koonfureed ayaa billowday dhageysiga dacwadda xil ka qaadista madaxweynaha Dalkaasi.
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Turkiga oo sheegay in Israa’iil aysan waligeed dooneynin in Bashaar Al-asad Suuriya laga saaro.
Taliyaha guud ee Maamulka Cusub ee Suuriya Al-Sharaca oo soo bandhigay go’aamo iyo ballan qaadyo Cusub.
Ещё видео!