Dadka Qaar way ku adagtahay inay kuu sheegtaan in dareen jacayl ay kuu Qaadeen, waxa ay ka baqanayaan in lagu gacanseero, ama xiriiro horey usoo sameeyen ayaa ka fashilmay, ama xishood ay adiga kaa xishoonayan ayay la qarsanayaan dareenkooda.
Hadaba sidee ayaad ku ogaan kartaa qofka ku jecel ee kaa qarsada?😋🥰
Ещё видео!