Wakhtiyo kala duwan Ayaa Ardaygu sannadkii imtixaan u fadhiistaa, Isku buuq iyo Culeys uu werwer u weheliyo Ayaa la soo dersa tiro badan oo Ardeyda ka mid ah wakhtiga Imtixaanka. Khidaddu waa in si sahal ah oo Deganaani ku Jirto loo wajaho weydiimaha. Naxdinta iyo Fikirka xun ee aad imtixaanka ka qabtaa keliya waxa ay sii bilaabeysaa in aad dhacdo kuna guuldareysato. Qoddobadani Ayaa ah kuwo Ardeyda Caawin doona Wakhtiga Imtixaanka
-~-~~-~~~-~~-~-
Please watch: "Wararka: Jabhada Canfarta ee Geele | Shirqoolkii trump | komishanka doorashada S/LAND Xasaasi "
[ Ссылка ]
-~-~~-~~~-~~-~-
Ещё видео!