Toonta iyo malabka oo la isku daray ama la isku khamiiriyay waa jeermis dile heer sare ah oo u roon caafimaadka caloosha iyo dheefshiidka, waxay hoos u dhigtaa kolestaroolka iyo dhiig-karka, waxay kobcisaa difaaca iyadoo jirka ka saarto sunta detoxifikation waana sababta bukaanada qaato daawooyinka kiimikada ee kansarka lagula taliyo inay alaabtaan isticmaalaan.
Ещё видео!