(( Orod-yahan Soomaaliyeed oo ku guul darraystay in uu ku guulaysto tartan orod oo ka dhacay Maagalada Dooxa ee Dalka Qadar ))
Ciyaar-yahan Cabdi-Shakuur Cabdalle waa Orod-yahan Soomaaliyeed oo ka qayb galay ciyaaraha Dalalka Carabta ee ka socda Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar , wuxuuna ka qayb galay tartanka orodka 10ka kun oo mitir =[10.000 M ]ee ragga .
Orodyahan-keennu ma dadaal yarayn ... laakin wuxuu ku guul darraystay in uu ku guulaysto tartankaas , kaalinta uga dambeysayna ayuu ka galay .
Ещё видео!