Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka dartay, Wareysiga Cabdiweli Ibraahim Aadan Garyare, Fallanqeynta xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, Sacuudi Carabiya oo ka digtay kuleyl darran, Putin oo booqanaya Kuuriyada Woqooyi iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:04 Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka dartay
02:38 Wareysiga Cabdiweli Ibraahim Aadan Garyare
09:25 Sacuudi Carabiya oo ka digtay kuleyl darran
11:50 Netanyahu oo kala diray golihii dagaalka
15:11 China oo la tartameysa Boeing iyo Airbus
18:09 Burjikooyin la jaanqaada isbedelka cimilada
22:51 Wararka sayniska iyo teknoolojiyadda
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali [ Ссылка ]
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: [ Ссылка ]
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Facebook: [ Ссылка ]
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Twitter: [ Ссылка ]
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Ещё видео!