High School Enrollment for EL Parents in Somali (af Soomaali)
Maanta waxan ka hadlayna is diwaangalinta iskoolka sare ee lugu tala galay ardayda igiriisku yahay luuqadooda 2aad ee magalada Milwaukee. Waxan idinla wadaagayna waxyabaha waalidiintu u bahanyihin si ay u cawiyaan caruurtoda si ay waxbarashada heer fican uga gaadhan
Badankooda Iskoolada dhexe waa 6aad ilaa fasalka 8aad. Markas kadib ilmahaga wa inuu ada iskool sare oh 9aad ila 12aad.
Waxan kalo sharixi doona qaabka la isku diwaangaliyo iy meesha aad caawimo ka heli kartid iyo wakhtiyada la is diwangaliyo.
waalidka aya dooran karaa iskoolka uu larabo ilmihisa.
Qaabka aad u diwaangalin kartid waxa ka mid ah:
In aad oonlinka ka buuxisid
Waxad kalo isticmaali karta waalidka akoonka u leyahay.
Hadii aad cawimo dheerada ah u bahantahay waydii iskookla ilmahaagu dhigto
Hadii aadan adigu iskool ilamahaga u doorin xanurta iskoolada ee loo yaqaano MPS aya u dooraysa iskool loogu talogalay ardayda ingiriisku anu ahayn luuqadooda koobad.
Muuqaalkan hoostisa ka fiiri linkiga aad isticmali kartid.
Booqo linkiga hoos ku xusan si aad u dooratid iskoolo loogu talagalay ardayda igiisku luuqadooda koobad anu ahayn.
Ka wac lambarka muqaalka ku qoran xarunta MPSka si aad u balansatid in iskoolka lagu tuso,
waydiidso turjumaan hadii aad u bahantahay.
Iskoolada aad la rabtid ilamahaaga waxad ka dooran karta olinka.
Walidku wa inay ka warhayan ilmahaoga 4ta sano ee u dhiganayo iskoolka sare. Hadii aad ledahay akoonka walidka waxad arki karta in ilmahaga iskoolka u gambiayay iyo in kale,
baska uu ilamaha raaco iyo macalimiinta waxa ay ilamaha ka dheheen. Waydii iskoolka ilmahaga hadaad u bahanthay caawimo dherad ah
Hadii aad ubahan tahay caawimo ku saabsan akoonka walidku isticmaalo si u ilmihisa waxbarashadiisa ula socdo, iimeel u dir iimeelka hoos ku xusan. Sidokle raaci imeelka ad diraso magacaga iyo ilmahaga magaciisa, dhalashadiisa iyo meel lagaagala so xidhiidhi karo.
Email - Parentportal@milwaukee.k12.wi.us
Hadii u jiro iskool qaas ah oo aad donayso inu ilamahaga aado waad helikarta hadii aad diwaangaliso wakhti hore sida bisha 9aad ilaa bisha 11aad sanadkasta.
Iskoolada hore ayay u buuxsaman lkn kawarhay markasta iskoolka aad rabti waayo mararka qaar way is badalan ardayda dhigata. Markasta olineka kala soco si aad u heshid iskoolka aad rabtid.
Ilhamaga waxa diwaangalinkarta marka ay diwaangalintu bilaabato.
Waad ku mahadsantahay dawashada aad dawatay muqaalkan lawadaag asxaabtada subscribe na dheh janalkan si aad ula socotid muqaalkan iyo kuwa kaloo badan.
Xiligaas oo ah bisha 1aad sanadkasta ilaa xilaga sand dugsiyeedka kale uu bilabanayo taaso ah ilaa bisha 9aad.
______________________________________
Thank you to our sources who provided information for this video. Thank you to our partners at Milwaukee Public Schools. This project is funded in part through a City of Milwaukee grant of federal community development funds.
______________________________________
Sources
Milwaukee Public Schools Enrollment Office:
[ Ссылка ]
[ Ссылка ]
[ Ссылка ]
Calendar 2022 - 12 months yearly image designed by khamhoungp at VectorStock.com
[ Ссылка ]
Free Image Credit: Canva graphic design platform & free images/elements (www.canva.com)
Google Slides
Ещё видео!