Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa hadlay kadib markii maxkamad ay ku heshay 34-kii eedeeymo ee lagu soo oogay ee la xiriiray lacag uu ku aamusiyey gabar la sheegay inuu la seexday. Trump ayaa xeerbeegti ka kooban 12 qof oo reer New York ah ay ku heleen inuu si sharci darro ah u saameeyey doorashadii 2016 isaga oo lacag ku aamusinaya gabadha. Xukunka xeer-beegtida ayaa soo afjaraya dacwad socotay lix toddobaad. Xukunka Trump ayaa loo qorsheeyay 11-ka July.
#trump #biden #election2024
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali [ Ссылка ]
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: [ Ссылка ]
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Facebook: [ Ссылка ]
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Twitter: [ Ссылка ]
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Ещё видео!