Qubanaha VOA Qodobada ku jira waxaa ka mid ah; halka ay marayso xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, cabsi laga qabo fatahaad ka dhacda Beledweyne, dalka Colombia oo xiriirka diblomaasi u jaray Israel, Israel oo ku adkeysaneysa inay weerarto Rafah iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:08 Cabsi laga qabo fatahaad ka dhacda Beledweyne
04:57 Halka ay marayso xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
12:24 Imaaraatka Carabta oo roobab xooggan ay ka da’een
15:58 LA: Booliska oo kala eryey dibad-baxayaasha Falastiin
19:22 Dalka Colombia oo xiriirka diblomaasi u jaray Israel
20:54 Israel oo ku adkeysaneysa inay weerarto Rafah
24:35 Musuq-maasuq baahsan oo ka jira dalka Malawi
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali [ Ссылка ]
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: [ Ссылка ]
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Facebook: [ Ссылка ]
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: [ Ссылка ]
🟠 Nagala soco Twitter: [ Ссылка ]
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
Ещё видео!