Ereyada iyo laxanka omardabjaceyl
Codka Dayax Dalnuurshe
Music furinle
Waxaad matashaa
qurayshtii makaad
Markale xuurarayn
La mood dheehaay
Khalqigu malabeey
Mashquul kugu noqoy
Mooyiye habluhu
Kaa wada masayr
Oo dhigga marlay
Kula muunadiyoo
Mid kusoo xigtiyo
Masaalkaa la waa
Indhihii mar qudha
Ku yar milicsadaa
Kaa maarmi waaa
Dhagihii maqlaaaa
Weedhaada mudan
Way mabsuudayaan
Oo marwooy dartaa
Malaayiiiin hablo ah
Loo mehersan waaa
Waxaad mid tihiin
Dayaxa mugdigiiii
iftiin ku masaxay
Markale aragtida
Musbaax nuuraay
Amaan mudnidaa
Milgo iyoo akhlaaq
Muuqaal quruxoon
Iyoo hadal macaan
Mawla kuu dhasho
Moran igama galloo
Inaad tahay muhiim
Ещё видео!