Dawladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 161 dhalinyaro ah oo ahaa tahriibayaal Soomaali ah oo ku sugnaa Liibiya.
74 ka mid ah dhalinyarada waxaa la geeyay magaalada Hargeysa, halka 87 kale la keenay Muqdisho.
Qaar kamid ah dhalinyarada ayaa sheegay inay rajeynayaan in noloshooda ay dib ugu bilaabato sidii hore si ka fiican.
Ещё видео!