@GalshoTV
Fadhigii 003-aad ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweyne Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi Cirro oo uu wehelinayey madaxweyne kuxigeenka Amb.Maxamed Cali Aw ayaa lagaga hadlay qodobo muhiim ah.
Gebogabadii shirka waxa warbaahinta la hadlay afhayeenka Madaxtooyadda JSL Xuseen Aadan Cige (Deyr) oo faah'faahin ka bixiyey nuxurka shirka iyo qodobadii lagaga wada hadlay.
Ещё видео!