Baarlamaanka Afrika waxaa uu caddeeyay in Soomaaliya laga garab istaago dagaalka Khawaarijta.