indhaygu aragtidaada aadbay ugu farxyaane
adoo kaleba aadmigana kumaan aragee
adoo kaleba aadmiga gacalooy kumaan arageey
ubax carra ka baxay iyo xididadiisu qalbiga
kasoo baxay ayaad tahayee axdi meel ma dhiganaa
macaan mays aroosnaa
hablaheena kolkaan eego adaa ugu ilwaad quruxsanee
afkaygu amaantaada u fududaayee
afkayguna amaantaada gacalooy u fududaayee
inkastooy adduunyadu ay tahay ayaan qudha
adaan kaa ishaarteee axdi meel ma dhiganaa
macaan mays aroosnaa
fu'aad cumar
Ещё видео!