Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in 8 degmo oo ka mid ah gobolka Gedo loo asteeyey in ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah.
Wasiirka amniga Soomaaliya ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Garbahaarey, iyadoo dhinaca kalana ay jirto in dowladda dhexe iyo maamulka Jubaland ay isku khilaafeen arrimaha la xariira nooca doorasho ee uu dalku aadayo.
Ещё видео!